Dhegayso..Muqdisho oo caawa sarkaal dowladeed ku dilay caseeye

0
327

caseeyeeWararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa waxay ku waramayaan in caawa fiidkii waqtiga Muqdisho sarkaal ka tirsanaa ciidamada Dowlada uu ku dilay isgoyska Banaadir wiil dhalin yaro ah oo Caseeye ahaa looguna naaneesi jiray Madaxeey.

Dilkan ayaa yimid kadib kolkii uu wiilka caseeyaha uu doonay inuu xaqiisii ka qaato sarkaalkan Dowladeed oo uu baabuurka u dhaqay.

Waa kan ruux ka mid ah dadkii ka agdhowaa goobta lagu dilay wiilkan caseeyaha ahaa

Unknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga