Tacsi INaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

1
49

tacsi5Bahda Daafeet Media waxa ay tacsi u dariyaaan dhammaan caruurii, qoyskii, qaraabadii iyo ehaladii uu ka geeryoodey Marxuun Nuur Haji Mad Jaroon oo ku geeryoodey magalada baydhaba.

Hadeynu nahay bahda daafeet media waxaa eynu leenahay samir iyo iimaan ilaahey ha inaga siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tegeyna samir iyo iimaan alah ka siiyo qabrigiisana waasac ilaahey ha uga dhigo Amiin Amiin Amiin.

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun. Ilaahow unaxariiso oo najadii fardowsa kawaraabi oo cadaabul qabriga kabadbaadi ehelkii iyo qaraabadii asxaabtii iyo dhamaan intii garaneysey. Amiin Amiin Amiin

Comments are closed.