Daawo:- Sawirada Bananbax Looga Soo Horjeedo Shirka Ka Socda Magalada Baydhabo oo Maanta Ka Dhacay Magalada Baydhaba

2
30

konf8Banaanbax aad u balaaran oo looga soo horjeeday shirka maamul u sameynta sadexda gobol ayaa maanta waxaa uu ka dhacay bartamaha magaalada baydhabo halkaas oo ay iskugu soo bexeen shacabka.

Banaanbaxan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey maamulka koonfur galbeed ee lixda gobol oo uu madaxweynaha ka yahay madoobe Nuunow Maxamed.

Dadkan dibadbaxayey ayaa waxaa ay socod dheer ku mareen wadooyinka magaalada ayadoo markaasi muujinaayey waxa ay diidan yihiin ayaa ugu danbeyn waxaa meel fagaara ah kula hadlay wasiirka arimaha gudaha Dowlad goboleedka Koonfur galbeed Ibraahim Bayow iyo hogaamiyaasha arimaha bulshada qaar ka mid ah.

konf1

konf2

konf3

konf4

konf5

konf6

konf7

konf8

konf9

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. Maansha Allah Insha allah reer Kofur galbed Shacabkoda rabitankisa Alleh ka sokow qofna ma xor istagi karo.Kuwa Dhulka uu dhashtey hadana 3 Gobol ku haaya AQLIGA alleh idin siiye isticmala ,QABILADKA HAWIYE DAROD DIR oo idinla fadhiya miskasi Mamul Goboledyo ayaga uu gaar aha ayeey qadana kuwadana waa kula qeybsanowhayaan Is Weydiya ma Walantihiin mise Danqashadi iyo Darenki DADNIMO ayaa idinka tagte oo DOLLAR dhamanaya ayaad danti Guud SISANOWHAYSAN? Dib isugu labta,Dhahalki Awowe CADOW ha uu Banqdhigina,Is daba Qabto oo Dulinimada ka Digtonada.Insha Allah Anaga Didney keygana ana iska leh Kadana waa kula LEYAHAY.

Comments are closed.