Tahniyad Meher Ah oo Hawada Loo Marinayo Ahmed abdullahi Adan iyo xaawoluul Ahmed Cadow

0
66

Tahniyad_Meher1Waxaa halkan tahniyad ku saabsan meher ka diraya, Reer ahmed Cadow oo kala ha / faduma. Yacqub, Naciimo, zahro, Sacadiyo, Raxmo iyo rer abdullahi Adan oo kala ah. Mohamed, Yacqub, Hassan, Hussein, iyo saaxiibada kala ah Hasan Abdi Adan. Mohamed Abdi adan, ahmed Abdi adan iyo caadil xaji gabow, Iyo xadiis xaji gabow iyo nasteexo xaji gabow iyo xaliimo xaji gabow iyo Saad xaji gabow.

Waxaa ay dhamaantood tahniyad iyo boogaadin u dirayaan Ahmed abdullahi Adan iyo xaawoluul Ahmed Cadow oo meherkoodu ka dhacay degmada Madina ee Magalada Muqdisho taariiqdu makey eheyd 10/17/2014, Wexeyna leeyihiin noqda kuwii isku waara ubad qeyr qaban ilaahey kala siiyo Amiin Amiin Amiin.