Dhegayso..Shirka beesha Mariixaan oo Maanta ka furmaya Garbahaareey

1
27

garboMagaalada Garbahaaray ee gobalka Gedo dhowaan waxaa ka furmaya shir ay isugu imaanayaan beesha Mariixaan, hadaba shirkaan waxaa inooga waramay Maxamed Tahliil Biixi oo ah madaxa qaban qaabada shirka.

Halkan ka dhegayso

Maxamed Tahliil Biixi

1 COMMENT

  1. Aweye dadki kale oo degayeey Gedo hadii danta degaanka laga hadlayo mey kuligoda isku imaadan kana wada hadlaan si ay wadajir dantoda uu gaaraan.

Comments are closed.