Daawo Sawir Laga Sameeyey Shariif sakiin Iyo Jawaari oo Shiidanaaya Shacabkooda

15
134

Amin_AmirAmiin Caamir oo u dhuun doloolala sayaasada guud ee dalka somaliya ayaa waxaa uu sameeyey sawir aan caadi ehen sawirkaas oo uu ku sharaxaayo sida ay Jawaari iyo shariif sakiin u galayaan shacabkooda.

amin

15 COMMENTS

  1. asc amiin camir cimri dher iyo cibada subanalahasiyo waxan layabay siduu ugu cabiray sawirka dhibka manta haysta inuuyahay labadan nin ee caloshod ushaqastaha ah marka waa arin adloga xumado balse waxa iswaydin mudan jawari maxakaqaldanileen wanin macqula wa iga sual

  2. waxa Oran laha konfur galbed ha iskutashadan nin asagadana hakasugin in uudhulkaga hooyo kugutaliyo ama talo kusiyo shacabka wakan madaxtoyada hosteda qashinka seexda lana qursado magaca loguyerana wabarakacayashii dhulkodana gorgortan lax waliba shilkay isdhigto balagu bireya digil iyo miriflow tashaDA

  3. Shekadu leysu talin jirey waa dhamatey Reer Kofur Galbeed Cado Qate ,Damir Lawe ,Doolar Diin Moode, Dantisa ma Garte, Cadowgisa uu Daneye, Asagaisa ku Shaqeyste waxba kama qadayaan ayaga unba meel daran uu dambeyndoonta Insha Allah.

  4. Wiil Abgaal Cusmaan anaga iyo adiga waan wada dhalaney waan wada degan yaa wax ku didey maxad uu ayatameysa, Elay waa walalaha
    anaga Aytan Abgaal Cusmaan uma qurno tasi ogow. laba aan is xureyniinow ha is haleyniina .

  5. Wiil abgaal shabellda hoose ma hoy adaa ayaa iska leh dhilada kudhasha was nacsbaa tahay donfarta kufolato maxaan dhahaa dayoos ayaa ku dhalay eelaay haku wasto kala

  6. Abgaal awalba xoola nimo waa lagu ogaa maxaa kaa galey shabeelaha hoose iyo meel udhow awalba dhagool dhiban baad aheed EE afkaaga edeb uyeel hadii kale

  7. asc macqaceygu cabdi cali waxan jogaa mogdisho seybiyana waxaleeyahay shacab weynaha konfurgalabed oo dhan aya sidan laqadhigey wana in laga amusin arin taa iyada ah wad mahad san tihiin

  8. tan kale wiil hayow abgaal awalba sidii dameeraha wuu u yeeri jirey adiga dameer yeerey aan kaa soo qaadeyna. insha allaahu eeley eeleydii ma aha waa tii hooyadaa iyo aabahaa mar kale kaa dhalin lahayeen.ogow digil iyo mirifle in dhulkiisa danbe aadan dameer ku dhaamin waa balan .reer koonfurgalbeedow adowgeena waa sakiin.jawaarey .axmrd madoobe iyo mooryaan aan isku duubnaano si si dhulkaan barwaaqada ah ee alle na siiyey oo kii puntalanda joogo iyo jigjiga ugu soo haweesteen aan iskaga dhicin lahay ..yaan la caajisin cid inaga badan ma jirto.

  9. dhulka ugu barwaaqeysan ayuu alle na siiyey waana ka baahan nahay intii qaxooti la inaga dhigey ayaa loo soo wareegey dhulkii oo ka faaiideysnaya qof aan micnihiisa aan aqoon.reer bay iyo bakool cidaacadahooda fiiriya cadow tinimadooda waxaa laguugu soo kobey bay iyo bakool. baadi nin aan lahey bey ag joogtaa.saqiir iyo kabiir hala kaco

  10. Ra afweyne wax badso waxbeel ayey dhashaa war dhulka waa lawada daganyahey ee bakool ugaadeen ayaa idin la dagan mar wax walba wey hagaagayaan ee ilaahey ka baqa

Comments are closed.