Dhegeyso:- Gudomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose Cabdulkhadir Siidi oo ka Warbixnaayo Howlgalada Amison Ka Wado Buul Mareer

0
49

siidiiGudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur”Siidii” oo Wareeysi siiyay Idaacada VOA ayaa ka hadlay Dagaalkii ka dhacay Gobolka Shabellaha Hoose.

Gudoomiyaha Shabellaha Hoose ayaa sheegay in Dadkii Shacabka ahaa ay Magaalada ka Barakaceen,waxaana uu tilmaamay in Al-shabaab ay ka dileen Dagaalamayaan farabadan.

 

cabdulqadir siidi

 

Halkan hoose kaga dhegeso mobilkada

 

cabdulqadir siidi mobil

 
Daafeet.Com