Dhegeyso:- Leesto oo si adag Uga Hadley Maamulka 6da Gobol

2
24

leestoWasiirka wasaarada Gaadiidka iyo garoomada ee dowlad goboleedka koonfur galbeed C/llaahi Maxamed Idiris Leesto  asagoo u waramayey warbaahinta ayaa waxaa uu si adag uga hadley in maamulka 6da gobol ey ku mideysan yihiin dhamaan dadka degen lexda gobol aana la kala goyn karin.

 

leesto

 

halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

leesto mobil

 

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. Meel kasta aan joogno ASWT ha la baryo .Asaga Dulmigan naga dulmiga nanagu hayo naga dul qadaye.
    Wardiyo iyo ducoyiin lala yimado marki lala kulmo cadow iyo jujuubayaal xukun haya:
    Nabiga SCW wuxuu oran jirey hadii uu ka baqo koox shar wadeen ah “Allahumma innaa Najcaluka fii Nuxuurihim Wanacuudu Bika min Shuruurihim”
    Nabigena SCW wxuu marki uu la kulmo cadow oran jirey; Allaahumma anta Cadudii wa anta Nasiri bika Ajuulu, wa Bika asuulu, Wabika Uqatil”
    “XASBUNULLAAH WANICMAL WAKIIL” Nabi Ibrahim SCW marki dabka lagu turey ayuu ku dhawaqey ducadaan sidaso kale nabigena SCW asagana marki ay (dadkku yirahdeen ) Cidaan weyn baan lidkiin isu soo uruursaday.asagana .
    Baryada Madluunka Dulman Dhulka ma dhaceyse ASWT aan Barino waan dulmanahay inuu ASWT dulmilowayasha naga dul qado Daruur qeyr qabtana no Dacdo Amin .

  2. reer Konfur galbeed waxaan u sheegayaa Gumeysi noc kasto uu yahay waa gumeysi iyo
    kuwa u cadeega waxaa loga guleysan karaa in lala Dagaalamo Taariiqda Dib u Xusa oo firiya Hindiya heer waxay Gareen in Tareenka ay u seexdaan ugu yaraan Gumeysayaashii lala danbeyey ee somali ingiriiska iyoTalyaniga faataxo kuma bixin
    ee waa lala Dagaalamay kuwan waxba ma dhan
    maan waliba waa ka daray yihiin waa kuwii
    bartay xalaaleystay dhigina iyo dhulkina
    sidaas Darteet waa in lala Dagalamaa oo lagula Dagaalamaa Hubkeni castiga ahaa Diinta falaarta iyo wixii la Heli laro inta gumeysi iyo nin dhulka waxku lahayn
    na xukumi lahaa Geeri ayaa ka Roon cadawga
    banaanka Dilka Halaga Hor mariyo Kan magaca iyo dhulka nala wadaago oo iyaga u cageega shalay wad arkeysen falastiin kuwi
    iyaga u dhashay malintii ay wada Qaleen malinta ku xigtay heshiiskii la diidana hor ayaa laga saxiixay isku dubni iyo kala Danbey kaliya halagu dadaalo dulmi waadhamanaa iyo Duli daacinkana darajo ka rabnaa Diidnay diidnay Dulinimo ku nolansho Duulna ha Duceyaano Duulna ha dagaalamaano dulna dabka yenbe Guul

Comments are closed.