Daawo: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Ka Digey Dhibaato Hor Leh oo Kasoo Socota Magalada baydhaba

2
24

Madoobe-NuunowMadaxweynaa dowlad goboleedka koonfur oo u waramayey telfishinka universal ayaa waxaa uu warbixin ka bixiyey bananbixii ey dadka ku dhinteen ee ka dhacay magalada baydhaba, Madaxweynaha ayaa intaa ku darey in dhibtaas mid ka daran ey hada kusoo food leedahay magalada baydhaba loona bahan yahay in laga waantoobo inta eysan dhicin hadalkii madaweynaha waxaa ka mid ahaa.

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. Ma imaan karo Baydhaba fidnada uu wado asaga Allah ha ku celiyo waa nin Somali dhibkeda uu so janjertey.

    Magacyadooda an rabka kuwa dadka habadeyeey kan so amarey wanba ognahay.

  2. madoobe nuunoow tala gacan kuma heyseee 3 gobal iska taageer sababtoo ah taageera digil iyo mirifle oo buuxda xitaa maheysatid tan beesha caalamka iska daaye marka si axmad diiriye iyo xaad ey uga quustaan rajada ey kaqawaan shabeellaha hoose si meesha uga baxdo 3 da raac anaga kaa jeceleen 6 gobal inaa maamushid la waaaa

Comments are closed.