Daawo:- Dagaal ooge Yusuf Indhacade Oo Sheegey Inuu Hubka Isaga Leeyahay Cidna ka Qaadi Kartana eysan Jirin

4
325

indhacadeYusuf Indha cade oo ka mid ahaa dagaal oogayaashii in mudo ah ey u xayirneyd nabada daalka somaliya ayaa wareysi ey la yeelatey Aljazeera ku shegey in hubka uu isga leeyahay eyna jirin cid ka qaadi karno wareysigiina waakan ee nala daawada.

Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. Yusuf Indha cade WAA moriyaan tuk ah waye haleskaqabto umada somalia asiga dhameyey libax waxqad bartay kadhiis wakuceeb

  2. QORI, BAROON, BASUUKA, COLAAD IYO WAXI LA MID AH LA’AANTIIS MA NOOLAN KARO. KALSOONIDI SHAQSIGA AY KA NUNTAY. ILAAHOW IIMAANKA USOO CELI.
    “ALLAYAOOW SHAADHKII DAWLADNIMO MUXUU NACAS FARIIDEEYAY, FAA’IIDO LAAWIYO MUXUU NIN RAGA FEYL KA WADA YEEDHSHAY”.
    “ALLAYAOOW MUXU FERENJIGII NACAS FARIIDEEYEY, NIN AAN AABBIHIIS FUULI JIRIN FARAS MUXUU SAARAY”.
    IILA DHAMEESTIRA TIXDAAN …..
    ALLAYAOOW MUXUU BAROON IYO BASUUKA MORYAAN IYO TUUG FARIIDEEY………….
    ANIGA KISTEEYDA
    “ALLAYAOOW MUXUU BAROON IYO BASUUKA MORYAAN IYO TUUG FARIIDEEY, MID AAN AABIYIIS BABAAY IYO MOOS ARAG MUXUU BEERAHI AFGOE IYO BALAD MARKA KU BAASHAALI”.

  3. Xubka ha la wada qadowaa na dhibeene ka dhiga hubka kuligoda ki didana Xabsiga ha la dhigo waa na dhibeen 24 sanno ayeey qoriga dhiga laga la’yahay Subhanallah.

Comments are closed.