Maamulka Masaajidka Shariif Gacameey oo Ugu Baqey Umada Somaliyeed Iney ka Qeyb qaataan Dayactirka Masaajidka

0
44

DSCF1937Waxaa nala soo xiriirey maamulka masaajidka Shariif Gacameey oo ku yaala magalada beydhabo ayagoo inoo sheegey in masaajidka uu u baahan yahay dayactir mudo horana ugu dambeysey in lagu sameeyo dayactir.

Sidaas daraadeed qofkii doonaya inuu sadaqadaas wax ka dhiibto hala xiriiro maamulaha masaajidka shariif gacameey  oo magaciisa la yiraahdo Cabdullahi Mohamed Ali telfoonkiisana waa  2526-15590136

DSCF1937

DSCF1947

DSCF1933