Daawo Bananbixii Ay Jaaliyada Koonfur Galkeed Ee Ku Nool Gobolka Manniapolis Ka Sameeyeen Manisota

4
38

BANANBAXJaaliyada koonfur galbeed somaliya ee ku dhaqan gobolka Manniapolis ayaa waxaa ey ayaga qeyb libaax ka qaateen Bananbixii looga soo horjeedey madaxweynaha dowlada federlaka somaliya ee lagu qabtey magalada manisota.

Bal nala daawada

Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. kkkkkkkkkkk been badanaa, ilwaraaygaan oo maseerka badan aa d&m eh miyaa, waa cidi wada maseerka badneede, oo sariirta kuwada aruuriyey maseer iyaga iyo macal habrahoodiiye, weligiin nin mudulood ah aa idin talihaayo, idinkana ciil iyo calaacal lee ku jira .

  2. Waxaanse idin weydiinaayaa d&m markii aad sh hoose iyo hawiyo lee aas haysatiin maad ka hadashaan 3 gobol oo nin aan xita soomaliya ku dhalan haysto oo wax kale iska dhaafee xitaa maanta bakool ay idinka qabsadeen dhib ma idinku haayso miyaa taas

  3. kkkkk waxaan layaabanahay naagtaan ku hadleesa af eelaayga yaa fahmaaya soomaali afkaan ku ma hadlaan waxaa afkaan ku hadla waa dad aan soomaali aheen oo oromo ah soomaliland iyo puntland markeey magacooda soo qaadatayna waxay umaleendoonaan in ay caysay islaantaan afjiniga ku hadleesa.ciil iyo darxumo u baqtiya waxaad tihiin cadowga umada soomaaliyeed.waana la idin marsiin doonaa waxaad raadineesaan mar dhow. ee iska sugta.

Comments are closed.