Daawo:-Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Bay Oo Sheegtey Inan Marnaba La Hor Istaagi Karin Rabitaanka Shacabka

2
99

murayoShir balaaran ayaa maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee Caasimada Koonfur Galbeed, waxaana ka soo qeybgalay qeybaha kala gedisan ee ururada bulshada Koonfur Galbeed.

Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Baay marwo Muraayo Madeer oo kamid aheyd mas’uuliyiintii shirka ka hadlay ayaa waxay cod dheer ku sheegtay inaan marna aqbali doonin Qorsha cusub ay wadaan Qandaraaslayaasha raba inay is hortaagaan Rabitaanka Shacab Weynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Daafee.Com

2 COMMENTS

  1. maamulka koofurgalbeeed hala raaaaco cidi muran ka keentane haleeyska dhiciyo anaaa xoogle weey dhamaata xasan qoslaaye iyo reeysal wasaaraha waxeey wadaane iska dhiciya digil iyo milifloow ama iska aamusa hadana hishii karin oo isku duubni heeynina ama sida anaga daarood iyo habargidir ha idin qasaano

  2. Mirifle wadankiisa gacantuu ugu jiraa suu rabo wuu hadli karaa lk Aw digil hadal wax mataro iyo dayuus nimo qof kugu soo duulay aad mar kasta garab taagantahay ma waxaad moodaa in gobalka biimaal kali uu deganyahay dadka loo adeegsanaayo waa sida siidii iyo mardaadi labaduba waxay kasoo jeedaan kenya iyo itoobiya waana gari meelhaasi dega iska qabta ee qolooyinka ku soo duulina diifaacu nafsi lagala eena ogaada taariikhda ayaa dadka xuseysa.

Comments are closed.