Dhegeyso:- Shacabka Degmada Marka oo Ka Cabanaya Dhibaatooyinka Amison Ku Heyso

0
44

markoDadweynaha ku nool degmada marka ayaa beryahan dambe ka cabanaya dhibaatooyinka ey Amisom ka geysanayaa gudaha degmada marka.

Mid ka mid ah shacabkabka degmada marka oo la hashaey warbaahinta ayaa sheegtey in dhibaatooyin xoogleh ey amisom ku hayaan degmada marka cisbitaaladii degmadana eysan wax shaqo ah ka soconin.

 

degmada marka

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

degmada marka phone

 

Daafeet.Com