Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

0
31

wadajiro

 

 

 

 

 

—Maxkamada Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo xukun ku riday eedeysanayaal iyo maxkamada sare ee ciidanka oo diiday xukunkaasi
—Amisom oo isaga guuray fadhigii ay ku lahaayeen Dayniile
—Banaanbax maanta ka dhacay Marka.
–Wafdi ka socda dowlada Soomaaliya oo gaaray Baydhabo iyo tagista wafdiga oo la dhaliilay
—Gudiga olambikada koonfur.galbeed oo la doortay
—Ciidamo kasoo goostay axmed Madoobe oo u galay Hiiraale
—Saraakiil kenyaan ah oo lagu dhaawacay gudaha dalkooda
—Xildhibaano horleh oo reer Puntland ah oo maanta Gaalkacyo gaaray.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga