Dhegayso..Kismaayo oo lagu wado dhowaan inuu ka furmo Shirweyne Dib u heshiisiin ah

1
30

juuuuuuuuMagaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka J/Hoose ayaa waxaa lagu wadaa in bisha Sebtembar ee sanadkan uu ka furmo Shirweyne dib-u-heshiisiin oo ay beesha caalamku u qabanayso guud ahaan beelaha Soomaaliyeed ee dega gobolada Jubada hoose Jubada dhexe iyo Gedo.

Hadaba si aan wax uga ogaano ujeedada shirkaasi iyo cida dadka martiqaadayso iyo meelaha ay ka kala imaan doonaan ergooyinka ayaa arimahaasi oo idil waxaan ka wareystey Xasan Daahir Yarow (XASAN DHEERE) oo Maamulka Axmed Madoobe ugu magacaaban Wasiirka Caafimaadka.
Su’aasha ugu horeysa ee aan weydiiyeyna waxay ahayd waxaad warbixin iga siisaa shirweynaha la qabanayo waxa uu yahay,waxaana uu yiri?

Halkan ka dhegayso Xasan dheere oo ka mid ah Wasiirada Maamulka KMG ee Jubba

Ku dhegayso MoobilkaagaXasan dheere oo ka mid ah Wasiirada Maamulka KMG ee Jubba

1 COMMENT

  1. Reerboblan waxaadogaataan waxwalboolabooboruuxiilagaboobay waadabataaganyahay eemasaakiinta aadmeeshakulaysaana iskadaaya

Comments are closed.