Dhegayso Wararka Wadajirradio Atlanta

0
35

wadajiro

 

 

 

 

 

—Magaalada Muqdisho oo weli laga dareemayo xaalado cabsi ah.
—Baarlamaanka Kenya oo diiday in ciidamadooda laga saaro Soomaaliya.
—Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka soohorjeestay gudiga dowladu ay u saartay sameynta maamulka KoonfurGalbeed
–Faahfaahino dheeraad ah oo kasoo baxaayo Dagaal ka dhacay Magaalada Baydhabo iyo Xaalada Kismaayo oo degan
—Kulan ka dhacay Baydhabo oo Amaanka looga hadlay
—Farataag oo Afhayeen dhaqan u magacaabay Beesha SADE
–Abaaro dadka iyo duunyada Saameeyn ku yeeshay oo ka taagan Gobolka Gedo

Halkan ka dhegayso Warka oo dhanUnknown Album

Ku dhegayso Mobilkaagawadajirradio 7 20 14 Warka