Dhegayso…Waraka maanta Wadajirradio Atlanta

0
34

astaanta

 

 

 

 

Halkan ka DhegaysoUnknown Album

—Qaramada Midoobay oo ka dayrisay xaaladaha Bini aadanimo ee ka jira Soomaaliya.
—Gudiga joogtada ah ee Baarlamaanka oo maanta kulan ka yeeshay arimaho ay ka midyihiin xuduudaha Soomaaliya.
—Danjiraha Dowlada Canada u soo magacowday Soomaaliya oo Muqdisho soo gaaray kulana la qaatay madaxweynaha Soomaaliya.
—Dowlada Soomaaliya oo sheektay ninkii Al-Shabaab ah oo la qabto inaan la sii daynaynin.
—Beesha Habar Gidir oo diiday Inay Marka kaxaan Digniina U dirtay Wasiirka G/dhiga,
–Mid ka mid ah taliyaasha ciidamada oo sheegay inay qaadeen isbaarooyin
–Al Shabaab oo Weerar ku qaaday Deegaanka Quracjoome ee Gobolka Bakool iyo Alshabaab oo duqeeyey Jasiirada Madhawa ee J,Hoose.
–Gudoomiye kuxigeenka dhinaca Amniga ee Gobolka Bakool oo beeniyay inay quracjooma shabaab qabsatay
—Ciidamada Axmed Madobe oo Jaziirad laga qabsaday
—Puntland iyo Somaliland ayaa isku haysta deegaanada gobalka Sool
—Maamulka dowlada deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ee ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Al-Shabaab.