Dhegeyso: Maamulka degmada marka oo soo saarey qodobo lagu xojinayo amaanka

1
38

markaGudoomiyaha maamulka degmada Marka Ee Xarunta Gobolka Sh/hoose Maxamed Cismaan Cali Yariisow ayaa Warbaahinta uga warbixiyay amaro maamulka ka soo baxay oo lagu xaqiijinayo guud ahaan amaanka magaalada Marka.

Wuxuu sheegay gudoomiyaha in askarigii lagu qabtaa isagoo aan wadan dareeska Ciidanka,islamarkaana magaalada qori la dhex wareegaya talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono,isagoona sidoo kale uga digay askarta dowlada ee ku sugan degmada Marka inay rasaas ku ridaan xaafadaha dhexdooda.

 

gudomiye yariisow

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

 

gudomiye yariisow mobil

 

Daafeet.Com

 

1 COMMENT

  1. Masha alah guuleyso. Halyeey Isoo baxey beesha kanadiifi wasaqda. Hawiye balaayada guul koonfur galbeed

Comments are closed.