Wafdi wasiiro iyo xildhibaano isugu jira ayaa maanta gaarey magalada baydhaba

5
85

baydhabooWafdi ka kooban wasiirro iyo xildhibaanno oo uu hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Saalim Caliyow Ibrow ayaa goordhow gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wafdigan ayaa hoggaaminaya Wasiirka Xanaanada Xoolaha Saalim Caliyow Ibrow iyo wasiir dowlaha Arrimaha Gudaha Maxamuud Macalin Yaxye ayaa lasoo sheegayaa inaysan maanta Baydhabo kala kulmin soo dhaweyn wanaagsan.

Xubnahaan wasiirrada iyo xildhibaannada isugu jira ayaa markii ay ka degteen Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud u gudbay Xarunta ADC-da oo maanta ka socota Khudbudooyinka Musharixiinta Koonfur Galbeedd.

 
Daafeet.Com

5 COMMENTS

  1. Wasiir kusheegyaasha baydhaba jooga hadey taageersanyihiin 6 gobol halasoodhaweeyo hadiisee 3 gobol layimaadaan calooshooda ushaqastiyaal waay halaceersho oo baydhabana mardanbe yaysan kusoodagin guuuuuuuuuu k g s hanoolaato

  2. koondfurgalbeed dadkeeda rufiyaanada vblaga soo diro xamar uma baahna ee walaalyaal guul iyo madaxweyne wadani ah oo dadka dhiiri geliya

  3. Waziirka spoorriska khaalid waa jaajuus habargidir weeye iyo rufiyaan hasaan sheekh weeye waa nin ku caan baxey rufeyaan nimo fadlan iska soo boriya.

  4. kuwa dm sheeganaya oo shirkan loo soo direy in ay bur buriyaan ayaga ma ogyihin in ay dm matelaan oo hadii shirkan ooow bur buro oo dm kala daadto ay kuraas heleynin ayaga ma ogyihin horta oo la dhihi doono others aa tihiin kuraas ma lihidiin sida reer hamarka ma ogyihin ayaga jaahilnimadii ama cilmi la aan loogu soo darey dowlada ay dadka tusinayaan dabaalnimadooda bal fiiriya dad leh dadki dowlada igu soo darsadey aan dilayaa si aan mar danbo kursi u helin hadaan lacag fiican qaadana ma jaahilnimo taas ka weyn maa jirto subhaanalaah dm ha hasuusnaadan rra hadeysan ahaan leheen ma heli leheeyn kuraasta manta ay heestaan oo ha hasuusnaadan waahi la yiri 4.5 dm iyo daroot iyo hawiye iyo dir wa simanyihin wagii la yiri in oow abdulaahi yuusuf la soo bodey ama ow yiri ma anaga oo daroot ah aa digiliyo mirifle nala siman oowna u jawaabey zoobe ilaah ha u nahriiste asna yiri darootka aad sheegeysis iyyo qabiilka dm uu yer ee waanjeel la dhaho waanjeel aa badan marka ma wahaa rabta in aad daroot dm la sinto in lalal simo wahaa keeney ciidan u guuni ah oo la dhaho rra ay lahaayen taas ha hilmaamina hadeysan lahaan leheen ciidankaas walaahi lanalama simi leheen taas ogaada hadi ay dmkala daadtaan ogaada 61 kursi aad haqa u leedihin 10 ka mid ah ma heli doontaan taas ha hilmaamina mahaatiri gacan ay ka cabsato ay taqanaa lakin haq ma taqaano ilaah ma taqaano lilaahi ma taqaano hadi lilaahi la rabo mahaatiri iyo may aa wah loo qeybsanaa mahaa loo dhihi waayey si haqa ow u daahiro somalina ay u toosto mahaatiri keliya aa la yiri wa sedah qeyboot may may dhan wahaa la yiri wa hal qeyb taas haq miyaa ilaah niigu dhaariye kuwan dabaalada ah la soo adeegsanayo dadkoda hada waba ku darteen mar danbo iska ilaaliya qabiilada dm markey qof dowlada u geynayan ha dhahaan horta war dadka aad sheeganeysid mahaa u qaban doontaa hadeysan sida dheheynin oo la hisaabtameynin walaahi waligeyna dhib kama baheyno wsc

Comments are closed.