Dhegeyso:- Warbixin ku saabsan xaalada guud ee degmada Wanleweyn

17
100

daafeet1Dhegeystayasha sharafta leh waxaan halka idiinku soo gudbineynaa warbixin ku saabsan xaalada guud ee ey ku sugan tahay degmada wanle weyn iyo sidey dadka ku nool yihiin iyo waxyaalaha ey tabayaan in sida ugu dhaqsiyaha badan loogu sameeyo.

 

Warbixin degmada wanleweyn

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Warbixin degmada wanleweyn Mobil

 

Daafeet.Com

17 COMMENTS

  1. Erdhe magalada hal isbitaal xataa wad ka dhasi wayden magalada xubeer madaxisa ayey ku dhisantahay wariye wuxu yiri magalada wey weyntahay suuq weyn aya kuyala lkn malahan secondry school marka horeba besha xubeer aya dhistey hadana anaga aya school ka dhasi dona erdhe xasidnimo iyo wax qabad la aan aya isku darsada mar hore waxa nala dhihi jirey shanta libaax waxas dhan yaa burburiyey erdhe magalada taladeda xubeer halagu warejiyo anaga aya washtion ka dhigeyna magalada mel walba aa taktid yaa iska leh hada dhahdid xubeer aya iska leh aya lagu dhaha via xubeer erdhe wax dhisan kara waligisa lama shegin xasidnimo u shek waligoda xata ma badanayan 4 qof waye

    • INAD TIHIIN QASHIN AN CAQLI LAHEYN ADINKOO LA IDIN HESTO OO HAWIYE IDIN GUMESTO OO NAGIHIINA KUFSADO MALIN KASTA LACAG BAAD AH IDINKA QADO AYAD WXAY BILOWDEN HUBER IYO SHANTA CALEMOOD IYO SAAN IYO SAAS WAR HORTA IS XUREEYA QASHIN BAD TIHIIN

  2. saaxib erdho waa taliyaha shanta caleemo lacaantiisa shanta caleemo majiri laheyn markuu hubeer hadlaayo waa inuu dhahaa abow erdho kaali ilatali

  3. marka runta la taabto magaalada wanle weyn waxaa usoo halgamay beesha xassan bare tan&dagaalkii mareexaan&gaaljecel&habargidir

  4. taliye erdhe sxb taliyo nimo wax aad ka ogtihiin malahan meel fariista erdhe dhan 4 qof waye others idinko raca aya idin dhama magaca shancelomd loma bahna marka dagal galaysin erdhe wuxu dhaha xubeer garab nasiya hiffmige jambaluul erdhe waligisa wax iska celiyey ii shek erdhe dad uma maleyno xubeer hada nahay mar dambe magac taliye haisku soo qadanin adig abgaal iyo habrgidir iskasoo celinin wax malin walba idin gumaysta gabdhihin kufsada iska celiya magac shancelomod wad ku dhashen wax matarayal wanalweyn anaga aya magalo ka dhikney xolaha iyo dameraha aya noo racaysin mar dhow

  5. Huber magalada wey ku yaryihin anaga u talina primery and secondry school imam alnawawi in wanle.wein. Wuxu ku yala xafada aw dayow sxb xuber hda waxbrasho ubhantihn sogala ma idin dideyno wayo wa nagu hos noltihn.

  6. anigoo ah jambaluul inta aad joojisaan erdhe iyo hubeer waxba isma dhaan tiine ee fahma wiilasha u ooynaya dugsiga sare.

  7. Erdhe waa taliyaha shanta caleemood weligii qabiil kale ma sheeganin OO MA DHIHIN HAWIYE AYAAN AHAY AMA DAAROOT AMABA DADKALE .cumaal la soo dirsadayna walaalaheena huweer ugama hor omaanayno waa waajib saaran hsanta caleemood inay dhistaan beledkooda ee xamaaliyow la soco.

  8. Magalada waa magala weyn oo da. Ah lkn waxaan gcanta ku haayo dad aan aqoon laheen ama aan u qalmin hogaanka magalaada sidaas darted magalada ma ahn mid ka bixi doonta. Dhiwatada iyo qabyadA iyo jahliga. Ilaa ey ka yimadaan dadka aqonta u leh ama mudan hogaanka.hadii ey beer falato gacanta ku sii hayaan waxaa dhici karto in laga sii daro marka allh waxan ka baryeynaa inuu no keeno dad hogaan mudan

  9. Mida kale ninka ku soo qoray erdho waa taliya waxaan ku shegeynaa erdho iney tahy qabiilka kaliya ugu aqoonta yar ugu wax garad yar. Iska daa iney busha soomaliyed hogamiyan kiina ugu aqliga badan uu reerkisa ku filneen la soco midaas

  10. Aniga waxaan la yaabay hubeyr oo dadka ugu yar 5caleemo ah oo hadana anaga marti noo ah oo difaaca aan difaaci jirnay hubeyr oo dad badani nooga dhinteen ilaa& 1991gii oo hadana erdho weene la tirsanaaya

  11. hubeyr oo dadka ugu yar 5caleemo oo hadana erdha weene la tirsanaaya imisaa ayaaa erdha uga dhimatay difaaca hubeyr ilaa iyo 1992dii ilaa hada wiil hubeyr oo dagaal ku ddhinta inuu san jirin somaliya oo dhan ayaa og erdha inuu yahay halyeeyga shabeelaha hoose waliba xassanbaare hormuutka erdha

  12. ha hilmaamin saniin wixii kuu baxay ( tacbato huweer )marka waa ka xumahay beer inaad cayno waxaaba idinku filan kan hadda idin xukumo oo aad ku tilmaantay jaahilka .

  13. ani rayigayga huber waa dad gobah laakin ladhaqmay midgo iyo eylo huber haka haro eylada ee dadka somalida ah wax haku darsado

  14. asc all mida kale plz meesha kaa daaya qabiilka Erdho iyo Hubeer waa labo qabiil walaalo ah midba midka kale u bahaan aan ka marmin tusaale hadii midkood meesha ka baxo midka kale haada iyo cadaw cunaayo marka fahma waxaa kaaloo ogatin meesha qabil kale inay jiraan oo aan idiin kala jecleyn inad deris la taahiin waxay idin yaqanan eelay oo hadane ku dadaalo sidey Afgooye Galadiga dagan idin kala gooyan marka dadka Hubeer iyo Erdho qoraayow mangaab tahiin xishooda

Comments are closed.