Daawo:- Sawirada wasiirka Gaashaandhiga Mudane Maxamed Sheekh Xasan oo maanta xilka la wareegey

0
40

gashan4Wasiirka Gaashaandhiga Mudane Maxamed Sheekh Xasan ayaa maanta uu xilka kala wareegey wasiirkii hore ee gaashaandhiga C/xakiin Xaaji Maxamuud.

Munaasabada xil wareejinta ayaa waxaa ey ka dhacdey xarunta wasaarada gaashaandhiga waxaana goob ajoog ahaa munaasabadaas Wasirka Diinta iyo Awqaafta Ridwaan Xersi, wasiiru dowlaha GaashaandhigaMaxamed cali, Wasiir kuu xigeenka gaashaandhiga C/llaahi Xuseen iyo Taliyaha ciidanka xooga dalka somaliyeed.

Hadal uu madasha ka jeediyey wasiirka cusub ee gaashaandhiga waxaa uu ku amaaney wasiirkii hore mudadii uu shaqada hayey, wuxuuna fariin xoog leh u direy ciidanka xooga dalka wuxuuna u sheegey iney soo gaareen warar aan fiicneyn wuxuna kula dardaarmey in wixii sumcad xumo ku keeni kara ciidanka xooga dalka ey iska fogeeyaan.

gashan

gashan1

gashan2

gashan3

gashan5

Daafeet.Com