Daawo;- Sawirada Calansaarkii maanta ka dhacay magalada baydhaba

8
35

14Calanka ay yeelanayso Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta Waxa laga Taagay Magaalada Baydhabo Janaay.

Waxaa caawa Magaalada Baydhabo ka socdaa damaashaad, farxad iyo raynrayn loogu dabaal dagayo Taagista Calanka Cusub ee Dowlada Goboleedka K/galbeed.

Waxaa galabnimadii maanta si rasmi ah loo taagay Calanka Dowlad Gobaleedka K/galbeed Soomaaliya oo caawa ka garab babanaya Calankeeni baluuga ahaa ee Soomaaliya.

11

 

12

 

 

13

 

15

18

19

14

Daafeet.Com

8 COMMENTS

  1. Anagoo ah Qurbajoogta Soomaaliyeed ee UK waxan hambalyo usoo direynaa, hirgelinta Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
    Waxan Maamulkan 6da Gobol u rajayneynaa guul iyo horumar.

    Hambalyo iyo boogaadin naga gudooma.

  2. wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww maasha allaaaah daafeednews.com waad ku mahadsantihin sida aad uga shaqeysaan shacabka reer koofur galbeed allaaaah garabkiina galo

  3. guuuuuuuuuuuuuuuuuuul koonfurgalbeed hambalyo ha loo istaago dhulka diinta iyo calanka difaaciisa ha la isku duubmo taas ayaa guul lagu gaarayaa.

  4. k/galbeed guuuul baan u rajaynajnaa anigoo ah guddoomiyaha jaaliyadda erdhe ee mamlakadda sacuudiga ……..yaan la ilaabin 27 jan 2014
    bandiira saarka koofur galbeed maa shaa alah….ilahow adkee oo noo raaji

Comments are closed.