Daawo..Halgamaa Ing Xasan Maxamuud Abiikar oo ka hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee Shirka Baydhabo.

2
33

Ing Xasan MaxamudIng Xasan Maxamuud Abiikar oo ah hogaamiye siyaasadeed oo ka soo jeeda gobolada KoonfurGalbeed ayaa waxa uu waraysi dheer maanta siiyay Royal TV.

Ing Xasan oo ah halgamaa aad iyo aad loogu yaqaano guud ahaan gobolada KoonfurGalbeed ayaa waxa uu ka waramay xaalada guud iyo weliba ka mira dhalinta halgankii uu u galay badbaadinta Ummadda Digil iyo Mirifle.

Daafeet.Com

2 COMMENTS

Comments are closed.