Daawo:- Gudoomiyaha Gobolka shabeelaha Hoose C/qaadir Siidi oo qaadacay shirka maamul u sameynta Koonfur Galbeed Somaliya taageereyna Axmed Madoobe

20
102

SIIDIGudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose C/qaadir maxamed nuur siidi wareysi uu siyey somali channel ayaa waxaa uu kaga hadley waxa uu maskixiyan aaminsan yahay oo madaxiisa ka guuxaya.

C/qaadir ayaa wuxuu sheegey in eysan jirin wax la yiraahdo Maamul 6 gobol ah oo ey sameysan karaa dadka kasoojeeda gobolada koonfur galbeed ee somaliya waxaa uu intaasi ku darey in 3 gobol warkooda uu mar hore dhamaadey gobola shabeelaha hoosana dadkooda eysan weli ku hishiin meesha ey raci doonan.

Hadalka gudoomiyaha uu ku hadlaayo waxaad moodaa in uu yahay hadal ey badanaa ku hadlaan dadka u ololeeya barnaamijka banaadir state kaasoo aan marar badan ka aragno warbaahinta hadalada ey ku hadlaan.

Si kastaba arintu ha ahaatee hadalka gudoomiyaha ayaad waxaad moodaa in uu yahay mid is qilaafaya oo iska soo horjeeda horaata wareysiga waxaa uu ka hadlayaa muhiimada ey leedahay is maamulka deegaanada

Bal idinka nala daawada oo miisaama fikirka uu qabo gudoomiye C/qaadir siidi

20 COMMENTS

  1. Afkii reer waamo ayuu ku hadlaayaa kan, hooyadiis ayaa ogaden ah.
    Gare ninkii digil u maleeyey laf eber ah ayuu toobin ku hayaa. Waxtar yarida digilka kale ee meesha Dagan ayaa kan oo kale Ilaahey ku salidaa. Leego kii gaaljecel siiyey manta shabeelaha hoose hawiye u wada, yaan la sii fiirsan

  2. marka la is laaluusho xooga sarbeeb ayaa loo xadlaayey ma digil iyo mirifle ayaa jufo
    ah ninkan maxaa ka qaldan mise wuxuu ogaadey
    inuu xilka waayi doono waxaad doonto iska sheeg miyaa alla i lehee inaad qaxooti dalbatit wax kuu dhaamey garan maayo

  3. waa nacas kan gobolka umaba dhalan eeee magaca unbuu sitaa mahine maamulka koonfur galbeedna cidi kanixi lahayd iyo cidii kaleba iyadaa utalaa maamulkaan wuu hirgalay garigisa wuu dhaqaaaqay cidna ma hor istaagi karto isagana doraadba isgoo is dhiibay ayaa lasoo ceshtay waxaana kadanbeya soo celistisa farax sakin iyo guuled dhega juun iyagana lagalama tashanaayo maamulka eee nacaskaan waa arki donta haduu gumaysi dan mooday iyo haduu gumays gabaad mooday isagoo lacayrinayo marka ay dantooda kagaraan ama waxba usoconw ayaan cid sooracaysana malahane hee hawiye uraaye ciidan hakuu noqdo dheh dulliga daamaha waaweyn ee hanalasocdo dadka way kaceeen qofba qori ayuu qatay

  4. Ninkaan koxda madax duubka halaga adeejiyo waa laba afle ha la iska fogeyo wax idin tari maayo waana jahil iyo nasab namadiisa wuxu yahay asagaba is qeexey ee meel halagu soo haro

  5. sidii waa nin ka wakiil ah ibinta jiritaanka digil iyo mirifle gaar ahaan awdigil inu iibiyo ayuu meesha u jooga mida kale ninkaan warkiisa wuu cad yahay SHABELLADA HOOSE waa xafad xamar ka mid ah iyo asagoo meesha ka saray inay SHABELLADE HOOSE LA RAACIN karin baay iyo bakool asagoo meesha ka saaray SULDANADA AW DIGIL iyo siyaasintooda inay wax ka dhisayaan maamulka K galbeed ee somaliya,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

    marka ninkaan warkiia wa cad yaahay lakin waxa wax la is waydiyo ah aweee DIGILKII kale iyo siyaasintooda? qof an siidi aheyn gaboolka gudoomiye kama noqon karo miya? digil jiri tankisa waxay ku xirantahay sidii iyo kuwa ku fakarka ah oo la iska qabto mahasanidiin

  6. Garre waa hoyaadi iyo Abihi Digil, Cid manta kaso horjedi kartan majirto. Garre wuu dega juboyinka, bay iyo Gedo. Abdulqadir runbu shegey. There is absolutely nothing wrong with what he said. Making look like he said something wrong is simply just. Shabele will not join any other state. It will be a station of real Somali native. It should be a free state on its own. Bay and Bakol can stay by themselves. After all we just trying to rid of Habar Gidr pirate why invite Rer wein greed

  7. Sidii waa doqon oo waxo kala garan wayay odayasha aw digil ee fadhiya casimada baydhaba iyo musharaxinta jagada madaxweyne nimada k.galbed usharaxan ee waxan nishegaya kan oo kale al shabab gacanta halogiliyo iyaga ayaa mel sarayo oo qorta weyn ayee kajarayan waxa muqadas aha k.galbed cid lawaydinayo mala ahan

  8. Kkkkkk war hedheh adugu horta garre ma tihid ninkaan axmed watoo alta juba iyo basa juba mirifle ayaa diyaar u ah iney xoreystaan daroodna anqga shaqadoda naqaan digil asaga ha isa soo lafa guro ayaga la dhaha waxaas wixi mirifle ah diyarbey u yihiin iney dhulkooda so ceshtaan ciyaarya hadey cusubtahay la is arki donee

  9. please waaa digil la iskuma hayo nacaskaan walaaliyaalow dhiiga yuuu nagu karininee hilka ha laga qaado sidii geesey baydhabo loogu qaadey oo kale nin gare ah oo wax tar u lehna umada digil iyo mirifle ku abtirsata ha la geeyo. in la dilaaba ku fiicnaan lahaeyde kan walaahi .sadaalnewsayuu ku jiraa walahi dhiiga i karey.

    • Kkk war siidii kama hadli karo dowlad gobaledka konfur galbed waa nin walan waye oo iska hadal ah sh. Hosena asi go aan kama gari karo

  10. axmed reer caano boore ayaa tahay in lagu taageero dan ayey kuu tahay lakiin siidi doqon waa hal nin oo af uusan lahay ku hadley digil iyo mirifle maantawey kacsanyihiin cidii ka hor imaadana biyhooda ayey dhadamin doonaan libaax yadii RRA ayaa joogta dabada ayaa asagaa iyo faqashba laga geleinayaa.reer aw digil ,gaar ahaan gare walaaliyaalow ninkaan hala qabto.siidi layiraahdo.

    • Ada baryo ku korey ee Geel hadi laga liso karo caano boore malaha Garre odhan ayya kukorey ee theorigagu waa been. Afkeyga hadan kuhadlo maafahmeysid. Shabeel is Garre land and that is to say Leysan malaha mesha. ee dulkaga kuekaw. Aqliga aadigu leeday ku joog dhulkaga

  11. Horta waxaa isweydiin leh Yaa abdulqaadir siidi keenay shabeelaha hoose yaana keenay Ahmed madoobe kismaayo labadoodaba gumeysi Ayaa keenay Meesha Shaqo ayay fulinayaan markay fuliyaan Ayaa gumeysiga ka taqalusaayo sidii looga taqalusay kuwii hore oo kale guud ahaan waxaa lagaran la,yahay Somali weyn siday u badan yihiin maxaa inoo Dan ah u adeeg cadowga AMA ka shaqeey wanaaga

  12. Asc dhamaantiina salaan kadib aqyaarta qofka fekerkiisa iyo ra’yigiisa wuu ka hadli karaa waxuu aaminsanyahayne wuu sheegi karaa waxa jiro wax layiraahdo xuriyatull qowl sida asigaba uu shegay siyaasadana way wajiya badantahay siyaasi shaqsi ah mahan in qabiil kiisa wax looga sheego iyo waalidkiisa dadbaa hooyadiisa meesha kenay mida kale siyaasiga haduu kugu feker ahayn mahaan inaad dhahdaa deegaanka uma dhalan qof aan deegan udhalan ma aaminsani masuulka ugu sareeyo ka noqdo mida kale mahaan in loogu hanjabo shabaab hadalkaada saan haduu yahay adigaaba qaa’in noqonaayo sababto ah shabaab iyo dowlad meel mawada galaan marka ugu horeyso halis saxo hadala halaga fiirsado dadka aad didaaceeysaan eed ha usoo jiidina qofka ku taageeri lahaa hadu arko shabaab kalsoni wuu kala labana anigaba waxaan qabaa shabeelada hoose dadkeeda ayaga ayay ka go daa talada lamana qasbi karo meel aysan dan ugu jirina laguma riixi karo shabeelada hoose dad uma baahna ee ayada ayaa loobahanyahay wax walbana isfagarad inay ku dhamadaan ayaa danta ku jirtaa ma ahan xoog igu soo raac adoo ii bahan ila xaajow xoolahayga hadaa rabto shabeelada hoose halala xaajoodo

  13. Runsheege warkaaga ma cada shabeelaha xoog ayaa lagu haystaa xaajana ma h baahna raga ku haystobhaduuba adiga kaa xoog badan muxuu kula xaajoidaa masjiinnimo ayaa kaaga muuqato runsheege mahadsanid

  14. Runsheegow nin la haysto malala tashan karaa heer waxaa la gaaray nimay iyaga ka raali ahayn in uusan wax noqon karin ka bilow afgooye ilaa jilib laakiin ilaah khayr ha siiyo waxaa hadalkaas diiday waa biye maal oo ogolaaday inay u dhintaan degaankooda inta kale waa xoolo ninkaas haysto ayaa iskaleh

  15. Akhii jamac yare xiligii lays dhici jiray lama joogo waqti xaafirkaan cid cid kale dhici karta malahan mana cabsanayo cabsi ilah aya igu leh akhii cid dhulkada xoog ku qabsankarto malahan mida kale bimaal way dagalameen sax waye balse waa la caawiyay ninka aad mucaaradsan tahay ayaba ka mid ah iyo beesha uu kasoo jeedo waana wax loo bahanyahay in lays taageero Marku cadow raba inuu ku handado waana layska celiyaa hadii reer shabeelada hoose is raacaan oo midoobaan cid xaqooda qadan karta malahan wax kasta waxay ku xerantahay in laysku duubnaado mida kale waxaa noo muhiim ah inaan ogaano meesha dan noo ah danteena inaan Fiirsano waye mahaan inaan dadkale danajooda ufududeyno waayo qof walba dantiisa ayuu fiirsana tiisa taada makaga hormarinaayo inaan caqli isticmaalno ayaa loo bahanyahay waxan fedraal waye xaalkiisa masahlana hadii kawaran saxiix kugu dhaco oo lagaa hosbixiyo oo Adan beri ka hadli Karin dhibkeeda waye biyo intay kuso gaarin ayaa layska moosa hada ayaan fursad leenahay hadhow markan god ku dhacno yaan afka lataagin viva shabeelada hoose midnimo iyo guul

  16. Anigu waxan layaba syasiinta inay faraxal cabaan baan umalenaya say ufiicanyihin markay xilka qabtaan bay dantoda mahane wax kale mayaqanaan

Comments are closed.