Dhegeyso: Ciidamada Bare Hiiraale oo ku wajahan Kismaanyo

0
31

hiiraaleSaraakiisha ciidamada uu hogaamiyo Barre Hiiraale oo ku sugan duleedka Kismaayo ayaa sheegay in weerar dhow ayku yihiin Kismaayo

Col Maxamed Buule ayaa sheegay inay diyaariyeen qalabkii ay ku weerari lahaayeen Kismaayo haatana ciidamada ay diyaar garow ku jiraan.

Sargaalkan uhadlay Barre Hiiraale ayaa sheegay in Kismaayo qabashadeeda aysan cidna la kaashan doonin maalmaha soo aadana la heli doono isbadal xoogan.

Audio

Daafeet.Com