Daawo:- Hishiisiintii Beelaha Biyamaal iyo Habar Gidir

2
48

biyamalKulan balaaran ayaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho kulankaas oo loogu gogol xaarayey Beelihii Ku dagaalamay Gobolka Sh/hoose.

Shirkaan ayaa Waxaa soo Abaabulay Dawalda FD Soomaaliya, Waxaana Goobta ka Hadalay Wasiiro Katirsan Xukuumada Soomaaliya, iyo sidoo kale xubno kasocda beelaha Dirirtu ay Dhexmartay.

Bal nala daawada

 

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. Wariya iskku sheekta dhilida ah waxaan u sheegeynaa in u hadasho si sax ah hadii kale ayadaa u maqan, beelahana ma wada degaan ee cidii degta waa la yaqaanaa,

Comments are closed.