Dhegeyso:- Gudomiyaha Gobolka Bay Cabdi Hoosow oo fariin u direy Kooxihii dilka u geystey G/kuxigeenka Degmada Baydhaba

0
29

Abdi_Hosow-Gudoomiyaha Maamulka gobolka Bay Cabdi Adan Hoosoow oo saxaafada la hadlaya ayaa waxa uu ka warbixiyey arinta ku saabsan geerida ku timid gudoomiye kuxigeenkii magaalada Baydhabo oo shalay geeriyooday.

Waxa uu sheegay gudoomiyaha gobolka Bay in ciidamada Amaanka ay ku amreen sidii loo baadi goobi lahaa askartii dhaawaca u geysatay gudoomiye kuxigeenkii Baydhabo Dhala-dheere oo dhaawacii soo gaaray u geeriyooday.

Hoosow

Daafeet.Com