Monthly Archives: July, 2013

Browse our exclusive articles!

Safiirka Turkiga somaliya u fadhiyo oo looga yeerey Magalada Istambuul

Safiirka dowlada Turkey ee magaalada Muqdisho ayaa looga yeeray dalka Turkey gaar ahaan caasimada dalkaasi ee Istanbul. Wararka ayaa sheegaya in safiirka uu u yeeray...

Dhegayso…Dowlada oo maamul u samayn doonta G/Sh/Hoose

              Dowlada Soomaaliya ayaa xabad joojin dhex dhigtay maleeshiyaad mudooyinkaan ku dagaalamayay gobalka Shabeelaha Hoose, waxaana dowladu haatan ay wadaa qorshe ay maamul cusub ugu...

Wararka Wadajirradio Atlanta

---Qaraxyo xoogan oo maanta ruxay magaalada Marka. ---Ra'isul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya oo booqday xaruntii lagu weeraray Shaqaalaha Turkiga ee Muqdisho. ---Golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya oo yeeshay...

Daawo:- Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Biyamaal oo ku dhaartey iney iska dhicin doonan Beesha Habar Gidir

Odayaal iyo waxgarab ka tirsan beesha biyamaal ayaa shir jaraaid ey qabteen waxaa ey diirada ku saareen Dagaalo maalmihi ugu danbeyay ka socday Magaalada...

Wasiirka Arimaha Dibada ee Turkiga Ahmet Davutoglu oo cambaareeyey werarkii shaley

Wasiirka arimaha dibada dowlada Turkey Ahmet Davutoglu ayaa caafimaad u rajeeyay dadkii ku dhaawacmay qaraxii maanlintii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii ay...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img