Wararka Wadajirradio Atlanta

0
23
wadajiro
—Qaraxyo xoogan oo maanta ruxay magaalada Marka.
—Ra’isul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya oo booqday xaruntii lagu weeraray Shaqaalaha Turkiga ee Muqdisho.
—Golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya oo yeeshay kulan ay kaga hadleen amaanka wadanka.
—Dhaqdhaqaayo ciidan oo iska soo horjeeda oo ka socda  degmooyinka Garbahaarey,Baardheere iyo Buudhuubo
—-Qoyasas ka soo Barakacay Kismaayo oo soo gaarey Gobolka Gedo
—-Magaalada Kismaayo oo maanta soo bandhigey Ciidamo gaar ah oo wax ka qabta amaandarida ka jirta Kismaayo
—-Maamulka Soomaaliland oo ka hadlay mowqifkooda ku aadan ka qaybgalka Shirka Biljamka.
Warka ka dhegayso halkan