Daawo:- Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Biyamaal oo ku dhaartey iney iska dhicin doonan Beesha Habar Gidir

2
25

biyamaalOdayaal iyo waxgarab ka tirsan beesha biyamaal ayaa shir jaraaid ey qabteen waxaa ey diirada ku saareen Dagaalo maalmihi ugu danbeyay ka socday Magaalada Marka ee Gobolka sh/hoose.

Shirkan xasaasiga ah ayaa waxaa odayaashii ka qeyb galay ay ku dhaarteen inay la dagaalami doonaan beesha Habar-gidir ayna ka saari doonaan deegaanada la isku haysto.
Bal nala daawada shirka jaraaid

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. marna haka yeelina habargidir oo muuryan ah ey raban dhul aan dulkooda ahey inay booban illah na aburtay hataa raali kama aha dulmiga waa inaa loo istaago weye

Comments are closed.