Dhegayso…Dowlada oo maamul u samayn doonta G/Sh/Hoose

7
36

marka cadeey

 

 

 

 

 

 

 

Dowlada Soomaaliya ayaa xabad joojin dhex dhigtay maleeshiyaad mudooyinkaan ku dagaalamayay gobalka Shabeelaha Hoose, waxaana dowladu haatan ay wadaa qorshe ay maamul cusub ugu samaynayso gobalkaasi.

Warbixin Maxamed Kaafi iyo Shabeelaha Hoose

7 COMMENTS

  1. asc aniga marna iima muuqato inta la dhahaayo dad degaan ka wada degan ayaa dagaalamay dad deegaan ka wada dagan waa la yaqaan biimaal iyo digil mirifle ayaa is haayo oo dagaalamay waa wax dhici kara wadahadalna waa la gali karaa laakiin habargidir oo dhul boob ah oo aan deegaankaan wax ku laheyn in maanta la dhaho dad deegaan ka wada dagan ayaa dagaalamay waa ayaan daro cadaalad la.aanta ayay ka mid tahay haddii gobolkii banaadir digilmirile iyo biimaal marti ka yihiin oo 30 ama 50 kiilomitir u jiraan oo habargidir 750kiilimitir ka timaaday ay waxka noqotay taas soo cadaalad daro maaha mesha cadaalad ma taallo oo haddana mar walba gobolka xun laga siinaayo gobolka shabeelada hoose taas waa u sabab ah beelaha biimaal iyo digilmirifle war dadkaan waxaan xoog aheyn waxba kuma maqlaan ee iskka qabta ama is dhiiba 22sano sidii aad ku jirteen ku jirtiine

  2. dadka gobolka wada degan kulahaa oo habargidir inteey ka degaan gobolkaan ma waalanayahay wasiirka arimaha gudha mise anigaa u maleeyo meshaan digil iyo bimaal ayaa dega raali ha noqdo wasiirkaan wareersan asagaaba mar dhow xilka laga qaadaa qibrad uma laha deeganada sida loo kala dega xataa ma yaqaan ee bedela ,teedakale maamul waan haysanaa waxana gadoomiya dr c/qaadir siidi hadii mid kale la dhisaayo digil iyo inta meesha degata ayaa dhisaneysa maxaa dowlada ka galay kismaanyo may u dhisto wakaa adeer raali noqo ku dheh wasiir aan awood u lahayn dadkiisa inuu celiyo meel ma maamuli karee wadankaan haku ciyaarina ninkaan shaqadiisa wala yaqaan wa macalin haloo celiyo wasiir beel amaan darada ayagaa wada muu celiyo dadkiisa

  3. kaagan ku haaya mirifle adeerow meshaan miriflle ma degaan waxaa dega baro waa digil bimaal iyo reer wanla weyn ee meshaan dadka isa soo qoraaya ha iska daayan rabshada waa loo ogol yahay inay nagu dhax noo laadaan waa soomali lakiin anaa ku maamulaayo oo xoog ku sheeganayaa habarteeda ayay ka tahay gadoomiyaheenana wuu hadlay runta ayuu usheegay kuwa qaska wada waxay joogaan ayu yiri muqdisho labada dhinac ha joojiyaan fidnada bbc da ayuu ka hadlay iyo idacadaha oo dhan marka aan garab is taagno walalakena mas uul keena waayo markii kalo waxaad dhahdaan mahadlo maalinta uu hadlo oo dadka kala dhax galo dhibka ka hortagana waad aamuseeysaan intee lidiin raacaa dadkeena dhiig malahan war meeshaan wa federaal anaga maamulkeena umadax banaan wasiirkaan wuu edeb daran yahay walahi dad gobolka wada dega kulaha war ila fiiriya warkaan ninka ma walan yahay mise waa lagu soo socdaa hal guri kuma laha dadkaan uu dabada ka riixaya waa soomali ha iskaga dhax nooladan ha shaqeystaan lakin maamul shaqa kuma laha ee dhuusa mareeb ha aadaan ku waan sheegaya ila fahma wa reer kiisa wasiirka

  4. ninka dhahayo mirifla baadiga gobalka shabeelah house madgo mirifla shabeelah house waxa diga beelah digil iyo inta kale waxan laynah somali nima kujooga gobalka hadan nunahay beelah digil iyo biimaale waxan garabtaganahay maamulka gobalka wasiir aramah gudah manaqano hawargidir na waxay dooney saa in beelaha gobalka waxka yeelato hala iska dhicyo gobalkana halaga saaro meeshan ma aha dhuusmareeba walayaqana hawargidir meeshi aay katimeda ah aado meel haloga soowada jeesada haloo adeeg sado dhalan yarada alshabaab kujiro

  5. Mesha waxaa degaa Garre, Biyamaal, Geledi, Shanxalemod, Begedi, iyo jarrer. Habar Gidir, Ilahey ha babiyo ee waa tugo ay sodirsaden, dowlada benta.

  6. To” dadka naceebka kabuuxa sida midkaan oo kale dad islaam ah inaad saas u hinkaartid waa kuu doqon nimo illahayna kaama aqbalo hinkaartaas ee illaahay u toobadkeen mideeda kale dadka isku sharciyeenaaya inay asal ahaan uleeyihiin marko ama shabeelaha dhaxe sida biyomaal waxaan idin leeyahay been baad isku aqrineesaan ee is dajiya anaga dhiigiina marabno oo waxaad disheen oday soo halgamay oo syl katirsanaan jiray iyo wiil uu adeer uyahay oona gubteen marka idinkaa fidnada wada oo dadka xasuuqaayee sida inaad dad shan awoowo meesha kudhashay ayaad rabtiin inaad barakicisaan waxaan idinleeyahay walaalayaal ka waan tooba waxaas ama alshadaanka ayaa idin soo hubeeyay oo idin isticmalaayo dadkiina unaxa oo cadowtinimada aad u qabtaan habargedir iska daaya peace and love

Comments are closed.