Safiirka Turkiga somaliya u fadhiyo oo looga yeerey Magalada Istambuul

0
29

Kani-tourunSafiirka dowlada Turkey ee magaalada Muqdisho ayaa looga yeeray dalka Turkey gaar ahaan caasimada dalkaasi ee Istanbul.

Wararka ayaa sheegaya in safiirka uu u yeeray wasiirka arimaha dibada dalka Turkey, waxaana la sheegay in la doonayo in sida ugu dhaqsiyaha badan uu ku tago dalkaasi.

Ujeedada ugu weyn ee loogu yeeray safiirka ayaa la sheegaya inay tahay in wax laga weydiin doono weerarkii Alshabaab dhawaan ay ka geysteen dhismaha xarunata shaqaalaha Turkey ay degenaayeen.

U yeeritaanka safiirka ayaa waxaa ay ka dambeysey kadib kolkii ey alshabab shaley weerar lama filaan ah ku qaadey safaarada ey turkiga ku leedahay magalada muqdish.

Daafeet.Com