Monthly Archives: July, 2013

Browse our exclusive articles!

Genaral Fartaag oo ku eedeeyyey Dowlada iney Masuul ka tahay dagalada ka socda Kismaanyo

Generaal C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo sheegta Madaxweyne ku xigeenka maamulka Axmed Madoobe ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegay inay wax cad tahay in Dowladda...

Xaflad lagu maamuusayo 1 Luulyo oo xaley lagu qabtey Magalada Muqdisho

Sanad-guuradii 53-aad ee xorriyadda Soomaaliya ee 1-da Luulyo ayaa xalay iyo maanta si weyn looga dabbaaldegay Magaalada Muqdisho. Munaasabad si heer sare ah loo agaasimay...

Afhayeenka Ciidamada Kenya oo sheegey in Ciidamada Kenya aaney la safan Koox

Afhayeenka ciidamada Kenya, Col. Cyrus Oguna ayaa sheegay isagoo ku sugan Nairobi in ciidamadooda qaybta ka ah howgalka Midowga Afrika ee ku sugan Kismaayo...

Dowlada Federalka Somaliya oo dalbatey in Ciidamada Kenya ee ku sugan Kismaanyo laga bedelo

Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dalbatay in ciidamo kale oo ka socda ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika lagu baddalo ciidamada Kenya ee jooga...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img