Dagaal Maanta ka bilowdey Waqooyiga Magalada Gaalkacyo

0
25

dagaalDagaal u dhaxeeya ciidamada Maamulka Puntland iyo Shacab careeysan ayaa haatan ka socda magaalada Gaalkacyo waqooyigeeda.

Shacab ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaaladaasi iyaga oo kaoso horjeeda maamulka Puntland, hase ahaatee ciidamada maamulkaasi ayaa isku dayay inay dadka rasaas ku kala eryaan.

Shacabkii ayaa qaatay hubkooda, waxaana ay bilaabeen inay la dagaalamaan ciidamada Puntland, waxaana scota rasaas culus sida dad goobjoogayaal ah inoo xaqiijiyeen.

Weli lama oga Qasaaraha dhabta ah ee uu geystey dagalka ka socda waqooyiga magalada gaalkacyo.

 
Daafeet.Com