Gudoomiyaha gobalka Shabeelada hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii oo ka qaybgalay kulan ka dhacay degmada Awdheegle

0
74

SIIDIKulan balaaran oo ay kasoo qaybgaleen maamulka gobolka Shabeelaha hoose,kan degmada Awdheegle iyo qaybaha bulshada ee reer Awdheegle ayaa waxa uu ka dhacay degmada Awdheegle  kulanka oo diirada lagu saarayay sida ugu haboon ee loo sugi lahaa Amniga degmada Awdheegle ayaa dhinacyadu waxay isla garteen arimo dhowr ah oo khuseeya maamulka,Amaanka iyo dib usoo noolaynta adeega Bulshada.

Kulanka kadinb waxaa saxaafada la hadlay Gudoomiyaha gobalka Shabeelada hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur Siidii oo ka qaybgalay kulan ka dhacay Awdheegle

Siidii