Ogeysiis dhamaan Dadka la socda Barnaamijkeenii Dadow doodnoy

0
35

sah adan xabAqristayaasha qimaha leh  waxaan idin ogeysiineynaa in isbuucan ey marti inuugu yihiin barnaamijkeenii dadow doodnooy Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade iyo Xildhibaan Adan Madoobe iyo Ing Salah Sheekh.

Qofkii donaya inuu su’aalo weydiiyo 3 daas masuul waxaad suaalihiina kusoo diri kartaan comments@daafeet.com iyo ishabaydhaba@hotmail.com

 

Daafeet.Com