Monthly Archives: June, 2019

Browse our exclusive articles!

Aqri: Maamulka Koonfur Galbeed iyo Maamulka Degmada Walaweyn oo Ilaa Iyo Hada Jawaab Ka Bixin Eedey Kaga Timid Hay’ada FAO

Hay’dda beeraha u qaabilsan Qarammada Midoobay (QM) ee loosoo gaabiyo FAO ayaa wali jawaab ka sugeysa wasaaradda beeraha ee maamulka Koonfur Galbeed gaar ahaan...

Kulankii Golaha Shacabka oo Maanta u Baaqdey Kooram La,aan

Gudoonka Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu baaqday kulankii maanta ay magaalada Muqdisho ku yeelan lahaayeen Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Soomaaliya. Arrintan ayaa...

Dhegeyso: Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale oo Xukuumada Ku Eedeeyey Cadaalad Daro

Xildhibaan Maxamed Xuseen Afraale oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in ay sameysay Caddaalad daro weyn, islamarkaana ay...

Aqriso: Maamulka Galmudug oo Siyasiyiinta Dowlada Federaalka Ka Mamnuucay Deegaanada Galmudug

Maamulka Galmudug ayaa shirkadaha diyaaradaha ee ka howgala deegaanada Galmudug ku amray in aysan kasoo dejin karin wafdi ka socda dowladaa Federaalka Soomaaliya. Qoraalka ka...

Dhegeyso: Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Sheegay In Dadkii Lagu Xasuuqay Gaalkacyo ay Xasuuqeen Ciidanka Dowlada

Madaxweynaha maamulka galmudug oo maanta warbaahinta la hadley ayaa sheegay in dadkii dil wadareedka loogu geystey magalada gaalkacyo sababo la xiriira heeb sooc ay...

Popular

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Warar dheeri ah oo kasoo baxaya qaraxyo xalay ka dhacay magalada baydhaba

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo Bambaanooyin ah...

Hey’ada maareynta iyo masiibooyinka oo ka digtey roobab la filaayo iney ka da’aan gobolada dalka

Hay'adda Maareynta iyo Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img