Monthly Archives: June, 2019

Browse our exclusive articles!

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Maanta Warqadaha Aqoonsiga kala Wareegay Denjirayaasha Austria iyo Canada

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Austria iyo Canada ee Soomaaliya. Danjiraha Austria Christian Fellner...

Golaha Barlamaanka oo Maanta Ansixiyey Sharciga La Dagaalanka Musuqmaasuqa

Xildhibaannada Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa ansixiyay sharciga dhismaha guddiga la dagaallanka musuq-maasuqa oo ka mid ah...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeele oo Maanta Magalada Beledweyne Kulan kuLa Qaatay Saraakiisha Ciidamada Midowga Africa

Madaxweynaha maamul gobolleedka Hirshabeelle oo maalmihii ugu danbeeyayba ku sugnaa magaaladsa Beledweyne ayaa maanta kulan albaabada u xiran yihiin la yeeshay saraakiisha howlgalka midowga...

Reysulwasaraha Itoobiya oo Ka Hadlay Afgambi Dhicisoobay oo Maanta Ka Dhacay Dalka Itoobiya

Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa sheegaya in taliyaha ciidamada Difaaca ee dalkiisa la toogtay ayadoo uu qalalaaso ka taagan yahay gobolka Waqooyi ee...

Ciidamada Dowlada Oo Maanta Howlgalo Ka Sameeyey Degmada Janaale

Ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Danab ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ay ku soo qabqabteen dad...

Popular

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Webiga shabeela oo ku fatahay deegoono ka tirsan degmada jowhar

Warar aynu ka helyno magaalada Jowhar ee xarunta gobolka...

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga oo kusoo wajahan dekeda magalada muqdisho

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga ayaa la...

Qaramada midoobey oo ka digeytey dhibaatooyinka ka imaan kara roobabka Guga

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay fatahaado baahsan oo ka...

Subscribe

spot_imgspot_img