Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo ay Voa la yeelatey Mukhtaar Roobow

Mukhtaar Roobow Cali "Abu Mansuur" oo bishii Decsember sannadkii 2018-ka ay dawladda Soomaaliya ka hor istaagtay inuu u tartamo hoggaanka maamul goboleed goboleedka Koonfur...

Sheekh Mukhtaar Roobow oo cunadii ka soomay

ilo wareedyo kala duwan oo ay ku jiraan ehellada Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Masnuur ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in maalintii 2-aad uu maanta...

Dhegeyso Amsiom oo sheegtey sababta ay ciidamada dowlada ugu wareejiyey degmada afgooye

Taliska AMISOM ayaa si rasmi ah ugu wareejiyey Amniga Guud ee Degmada Afgooye Ciidamada Xoogga Soomaaliyeed, kadib Munaasabad ka dhacday Degmadaasi. General Shoome oo ah...

Dhegeyso: Maamulka jubaland oo ka hadley heshiiska janan iyo dowlada ay wada galeen

Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay heshiiska Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan cabdinuur Janan uu la galay dowladda Soomaaliya, iyada oo shalay...

Dhegeyso Waare oo sheegay in siyaasada dalka aan lagu caburin karin xoog

Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xiligaan dalka iyo shirarka arrimaha doorashooyinka ee dhowr jeer dib...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img