Dhegeyso: Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo ay Voa la yeelatey Mukhtaar Roobow

0
151

Mukhtaar Roobow Cali “Abu Mansuur” oo bishii Decsember sannadkii 2018-ka ay dawladda Soomaaliya ka hor istaagtay inuu u tartamo hoggaanka maamul goboleed goboleedka Koonfur Galbeed ayaa bixiyey waraysigiisii ugu horreeyey.

Mukhtaar Roobow waxa uu tan iyo bishii December 2018-ka ku jiray gacanta dawladda Soomaaliya, isagoo mar lagu hayey xarunta hay’adda Nabad-Sugidda ee NISA, sannadihii u dambeeyeyna ku jray xabsi guri.