WARARKA

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta wasiirka arrimaha dibeda Israel uu ku tagay magaalada Hargeysa halkaasoo uu kula kulmay Madaxweynaha iyo...

Xisbiga Himilo Qaran oo war kasoo saarey kulan ay habeenkii xaley wada yeesheen madaxweyne Xasan Sheekh iyo hogaamiyaha xisbiga himilo qaran

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Somalia ayaa War ka soo saaray kulan habeenkii xaley ay wadayesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Ciidamada danab oo xaley howlgalo ka fuliyey degmada jilib ee gobolka jubada dhexe

Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay hawlgal culus oo xalay ay Ciidamada Xoogga Dalka ka fuliyeen degmada Jilib ee gobolka Jubada...

Golaha amaanka oo maalinta berito ah kulan ka yeelan doona afduubkii loo geystey madaxweynaha dalka venezuela

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay in malainta berrito ah la qaban doono shir degdeg ah oo looga arrinsanayo howlgalka militari ee...

Deegaano ka tirsan koonfur galbeed iyo jubaland oo abaaro ba’an laga soo sheegay

Deegaanno ka tirsan Maamul Goboleedka Koofur Galbeed iyo Jubbaland ayaa la sheegayaa in ay ka jiraan abaaro saamayn ku reebay dadka Xoolo dhaqatada ah...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img