WARARKA

Mareykanka oo soo qafaashey madaxweynaha dalka Venezuela

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa subaxnimadii Sabtida ku dhawaaqay in ciidammada Mareykanka ay gacanta ku dhigeen Madaxweynaha dalka Venezuela Nicolás Maduro iyo xaaskiisa...

Madaxweynaha oo sheegey in ay socoto dadaalo lagu xalinaayo khilaafka u dhexeeya dowlada federaalka iyo maamulada puntlad, Jubaland

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shaaca ka qaaday in ay socdaan dadaallo siyaasadeed oo lagu xallinayo khilaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo maamulada...

Ciidamada dowlada oo maanta howlgalo ka fuliyey degmada awdheegle

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamka ay ka fuliyeen aroornimadii hore ee saakay...

Madaxweyne Mise Gole-Madaxtooyo

Waxaa bilowday qandhadii – dareen kulul iyo jareyn –caadiga ahayd eedoorashada madaxweynaha Soomaaliya, waana soo dhamaan doontaa haddii Allah idmo. Xaalka waqtiga xaadirka ah...

Warsaxaafadeed looga hadlayo dhul boob oo kasoo baxay madasha samata bixinta

Warsaxaafadeed kasoo baxay Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed garabka uu hoggaamiyo madaxweynahii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa si adag looga hadlay dhul boob...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img