WARARKA

Wasiirka warfaafinta puntland oo ka hadley arimaha dastuurka

Puntland ayaa sheegtay inay u dhaqmayso sidii dowlad madax bannaan inta laga gaarayo heshiis ku saabsan shuruucda federaalka Soomaaliya, iyadoo dowladaha caalamka taageera Soomaaliya...

Wasiirka gaashaandhiga oo ka jawaabey eedey uu safiirka itoobiya usoo jeediyey jamacada carabta

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa difaacay Jaamacadda Carabta kadib markii safiirka Itoobiya ee Soomaaliya uu ku eedeeyay ururka Jaamacadda Carabta inuu dhinac u janjeero muranka...

Madaxweynaha oo ka qeyb galey Shirweyaha 2aad ee cimilada africa oo ka socda dalka itoobiya

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mar kale ka hadlay halista ay isbeddelka cimiladu ku hayso dalka Soomaaliya, isaga oo khudbad ka...

Maamulka puntland oo la sheegey iney ciidamo geeyeen deegaano ka tirsan gobolka sool

Maamulka Puntland ayaa ciidamo geysay degaano ka tirsan gobolka Sool, si ay u hor istaagto diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka qof iyo cod ee ay dowladda...

Gudoomiyaha baarlamaanka oo xafiiskiisa kula kulmay denjiraha cusub ee midowga yurub

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ahna, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe), ayaa kulan muhiim ah ku qaabilay xafiiskiisa Danjiraha cusub ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img