WARARKA

Diyaarad ku dhacdey garoonka magalada ceelberde ee gobolka bakool

Wararka naga soo gaaraya gobolka Bakool ayaa sheegaya in maanta shil diyaaradeed oo khasaare gaystay uu ka dhacay degmada Ceel-barde ee gobolkaasi, kadib markii...

Ururka jaamacada carabta oo cambaareyey heshiiska dowlada itoobiya iyo maamulka somaliland

Madaxa Jaamacadda Carabta Axmed Aboul Gheit, ayaa cambaareeyay heshiiska badda ee u dhexeeya dowladda Itoobiya iyo Somaliland, wuxuuna ku tilmaamay xad-gudub cad oo ka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo gaarey magalada kambala

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa Kampala uga qeybgalaya shir lagu...

Ciidamada dowlada iyo alshabab oo xaley ku dagaalmay degmada qoryooleey

Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal xalay saq-dhexe ka dhacay gudaha degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo...

Mareykanka oo sheegey in heshiiska itoobiya iyo somaliland uu halis ku yahay la dagaalanka alshabab

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay kasoo horjeedo heshiiskii dhawaan dhex maray dowladda Itoobiya iyo Somaliland. War kasoo baxay aqalka Cad ayaa walaac looga muujiyay in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img