Taliyaha cusub ee Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), General Dagvin Anderson, ayaa booqashadiisii ugu horreysay ku yimid Soomaaliya, halkaas oo uu kula kulmay...
Ciidamada amaanka dowladda Kenya ayaa howlgalo ka dhan ah Maleeshiyaadka Al-shabaab ka billaabay qaybo ka mid ah Ismaamulka Mandheere, kadib markii ay kordheen falalka...