Monthly Archives: June, 2019

Browse our exclusive articles!

Kooxo Isbaarooley ah Isku Heybna ah oo Aroortii Hore ee Maanta Ku Dagaalamay Gudaha Degmada Walaweyn

Warar aynu ka heleyno degmada Walaweyn ayaa sheegaya in aroortii hore ee saaka uu gudaha magaalada ka qarxay dagaal aad u weyn. Dagaalkani ayaa la...

Odayaasha Cadaado oo Qodobo muhiim ah Hor Dhigey Reysulwasaare Kheyre

Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa xalay iyo maanta waxa uu magaalada Cadaado kulamo wadatashi ah kula yeeshay qaar kamid ah...

Madaxweynaha oo Maanta Xafiiskiisa Kula Kulmay Wakiilka Cusub ee QM U Qaabilsan Somaliya

Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James...

Reysulwasaare Kheyre oo Ka Hadley Qorshaha ay Xukuumadiisa Ka Damacsan Tahay Maamulka Galmudug

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ku sugan degmada Cadaado ayaa fasiraad ka bixiyay qorshaha dowladda Soomaaliya ee la xiriira dhismaha...

Axmed Ducaale Xaaf oo Maanta Dib ugu Soo Laabtay Magalaada Cadaado

Madaxweynaha maamul gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa dib ugu laabtay degmada Cadaado kadib khilaaf soo kala dhaxlagay isaga iyo maamulkii gobollada dhexe...

Popular

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Webiga shabeela oo ku fatahay deegoono ka tirsan degmada jowhar

Warar aynu ka helyno magaalada Jowhar ee xarunta gobolka...

Subscribe

spot_imgspot_img