Aqriso: Maamulka Galmudug oo Siyasiyiinta Dowlada Federaalka Ka Mamnuucay Deegaanada Galmudug

0
30

Maamulka Galmudug ayaa shirkadaha diyaaradaha ee ka howgala deegaanada Galmudug ku amray in aysan kasoo dejin karin wafdi ka socda dowladaa Federaalka Soomaaliya.

Qoraalka ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu sheegay in Shirkadaha Diyaaradaha la amrayo inaysan deegaanada Galmudug keenin wufuud ka socota Dowladda Soomaaliya oo ay sheegeen inay xiriirka u jareen.