Dhegeyso: Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale oo Xukuumada Ku Eedeeyey Cadaalad Daro

0
72

Xildhibaan Maxamed Xuseen Afraale oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in ay sameysay Caddaalad daro weyn, islamarkaana ay u kala eexatay gobolada Soomaaliya.

Xildhibaan ayaa sheegay in deeq dhan 42 Milyan oo Midowga Yurub ay bixiyeen in aan waxba laga soo gaarsiin degaanada maamulka Koonfur Galbeed, islamarkaana gobolo kale ay siisay dowladda dhexe.