Maqaalada

Intii Aad Dhimman Laheed Adigoo Aan Wax Sharaf Laheen Waxaa ka wanaagsan inaad dhimato Adigoo Sharaftaada Difaacayo. By: Cabdi Sheeq. Codka Shacabka...

Wax yaabaha ka socdo deegaanada koonfur galbeed, gaar ahaan Digil iyo Mirfle, waxaa cadaaday in lagu noolyahay sharaf daro, cabsi, aamusaan, xaquuqda dadka Digil...

Mala Dhihi Karaa Dowladda Shariif Xassan ee Seddexda Gobol Waxay La Mid Tahay Dowladdii Salbalaar ee General Caydiid oo Si Dad Ban u Soo...

Hadii aan si fiican u fiiriso wasiirada Dowladda KG3 ee uu maanta 03 Jan 2015 Shariif Hassan magacaabay, waa wax aad loola yaabo habka...

Shiinaha: Maqaalo Taxane Ah (Qormada Koowaad)

Qormadii Abdulkadir M. Abow:- Sida aay baahiyeen shirkado waaweyn oo dhinaca saxaafadda qaabilsan oo uu ka mid yahay wargeyska caanka ah ee Forbes, todobaadkii...

Maqaal By Abdul:- Soomaliya iyo Burbur Cusub

Soomaaliya waxaa ay ku dhowdahay iney burburto markale. Waxaa isweydiin mudan waxa keenaya in wadankan quruxda badan oo ay rajo ka lahaayeen malaayiin muwadiniin...

Labo Shariif Xagee ku dambeeyeen: (Shariif Sheikh Ahmed iyo Shariif Hassan)

Waxaan rabaa inaan hadlkaan ku xusso in dowladdii Sharif Sheikh Ahmed (2009-2012), oo uu Gudoomiye Baarlamaa...n ka ahaa Shariif Hassan Sheikh Aadan halka ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img